Madaxweyne Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Wakiilada Beesha Caalamka (Akhriso)

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka . Xaaf ayaa Warqada uu u diray Beesha Caalamka oo ku qorneyd luqada English ku sheegay in dowlada federaalka faragalin iyo qalalaase ku heyso Galmudug … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Wakiilada Beesha Caalamka (Akhriso)